Ra’isul Wasaare Rooble oo Mashruuc dhismo ka dhagax dhigay Kismaayo (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Xarunta Cusub ee Wasaarada qorshaynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Jubaland. Mashruucan lagu dhisayo Wasaarada qorsheynta maamulka Jubbaland ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxaya wax ka bixinaya Xukuumada Soomaaliya , waxaana wasaaradan la qorsheeyay in … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo Mashruuc dhismo ka dhagax dhigay Kismaayo (Sawirro)